Maxaa ka dhacay dalka Masar 8 qarni ka hor Markii uu dhowr sano guray webiga Nile?

Beryahaan waxa badatay hadal haynta biya-xireenka ay Itoobiya ka dul taagayso webiga Niil, kaas oo laga yaabo in uu keeno biyaha Niil oo yaraada ama gebi ahaanba gura iyo boqol iyo labaatan (120,000,000) oo Masaari ah oo harraad iyo gaajo ay lasoo dersaan. Haddaba arrintaasi waxa ay i xusuusisay dhacdo siddeed qarni kahor ka dhacday … Continue reading Maxaa ka dhacay dalka Masar 8 qarni ka hor Markii uu dhowr sano guray webiga Nile?